Imaaraadka oo gaadiid nuucyo kala duwan leh ku wareejiyay maamulka Puntland (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ahmed E. Osman Karaash ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabad maamulka Kula wareegtay 13 Gaadiid ah oo ay Dowladda Imaaraadka ugu deeqday Dowladda Hoose ee Garoowe. Gaadiidka ay maanta la wareegtay Dowladda Hoose ee Garoowe ayaa ka kooban Cagaf-cagafyo, Dabdamis, Basas, Bukaan-Laroor, Gawaari nooca xamuulka ah iyo kuwo yaryar , waxaana loogu … Continue reading Imaaraadka oo gaadiid nuucyo kala duwan leh ku wareejiyay maamulka Puntland (Sawirro)